Maxkamadda Caddaaladda Dunida ee Qaramada Midoobay ayaa ku amartay Israa’iil in ay si degdeg ah u joojiso hawlgalka milateri ee ay ka waddo magaalada Rafax ee ku taalla dhinaca koonfureed ee Marinka Gaza. Hase ahaatee Israa’iil ayaa ku gacan-saydhay go’aanka maxkamadda, iyadoo sheegtay in aanay u hoggaamsani doonin.
Warbixin ay arrintan ka qortay VOA waxaa innoosoo koobaya Ismaaciil Xuseen Farjar.
Madal