Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cudurka HIV/AIDS oo ku soo badanaya gobolka Wajeer


Laanta la socodka iyo ka hortaga cudurka HIV/AIDS ee gobolka Wajeer Waqoyi Bari Kenya ayaa sheegtay in xanuunkaasi uu ku soo badanayo degaannada maamulka, waxayna walaac ka muujiyeen in dadkaasi uu xanuunku soo ridanayo ay ku jiraan dhallinyaro badan.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Maxamed Faarax Shire.

Cudurka HIV/AIDS oo ku soo badanaya gobolka Wajeer
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:22 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG