Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UK: Laba wiil oo 12 jirro ah oo lagu helay dilka wiil 19 jir ahaa


Court hammer
Court hammer

Dalka Ingiriiska, waxaa aad loo hadal hayaa kiiska laba wiilal 12 sano jirro ah oo ay guddi xeer-beegti ah ku heleen danbi ah, in ay maqar ama baangad ku dileen wiil 19 jir ahaa bishi November ee sannadki hore.

Labadani wiil oo aanan wali magacyadooda la shaacin sababo la xiriira da’dooda oo aad u yar ayaa noqday carruurti ugu da’da yareyd ee lagu helo danbi dil ah, gudaha dalka Ingiriiska.

Arrintan ayuu Nuur Xasan Nuur ka wareystay, wariyaha VOA-da ee qaaradda Yurub, Abdihafith Awil Ismail.

UK: Laba wiil oo 12 jirro ah oo lagu helay dilka wiil 19 jir ahaa
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:03 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG