Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Biden iyo Trump oo loolan ugu jira cod-bixiyayaasha madowga ah


Dalka Maraykanka sannad walba 19-ka Juun waa maalin fasax ah oo loo yaqaan Juneteenth, taas oo ku astaysan maalintii uu addoonsigu ka dhammaaday Maraykanka taariikhdu markii ay ahayd 1865-kii.

Xuska sannadkan ayaa ku soo beegmaya iyada oo musharaxiinta doorashada madaxtinimada Maraykanka ee Joe Biden iyo Donald Trump ay la xidhiidhayaan cod-bixiyayaasha madow si ay taageeradooda u helaan.

Warbxintan waxaa diyaariyay Wariyaha VOA-da Scott Stearns waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre.

Biden iyo Trump oo loolan ugu jira cod-bixiyayaasha madowga ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:40 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG