Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ugu weynaa dooddii madaxweyne ee Biden iyo Trump?


Dooddii koowaad ee madaxweyne ayaa habeennimadii Khamiista ee xalay dhex martay musharaxiinta madaxweynaha Mareykanka ee Joe Biden ooh adda xilka hay aiyo madaxweynihii hore Donald Trump.

Dooddan oo uu qabtay Telefishinka CNN kana dhacday magaalada Atlanta ee gobolka Georgia ayey labada musharrax waxay isku wajaheen dhowr arrimood oo muhiim u ah tartan adag oo madaxtinimo.

Qaar ka mid ah waxyaabihii ugu waa weynaa ee doodda oo uu wax ka qoray Liam Scott oo VOA-da ka tirsan waxaa inoo haysa Caasha Ibraahim Aadan.

Maxaa ugu weynaa dooddii madaxweyne ee Biden iyo Trump?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:43 0:00



Madal

XS
SM
MD
LG