Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yuu Trump u xulan doonaa madaxweyne ku-xigeen?


Cidda u noqonaysa madaxweyne ku xigeenka musharaxa madaxtinimo ee Mareyknaka Donald Trump ayaa si weyn la isu waydiinayaa, iyadoo shirweynaha qaran ee Jamhuuriga uu soo dhowaanayo bisha soo socoto.

Trump ayaa gundhig u ahaa doorkiisa, laakinse dhowr musharax ayaa soo baxay. Tina Trinh oo ka tirsan VOA ayaa soo warinaysa in mid kasta oo ka mid ah kuwa la tartami doono ay tahay inuu keeno fursad uu ku ballaariyo saldhigga taageerada Trump

Waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.

Yuu Trump u xulan doonaa madaxweyne ku-xigeen?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:45 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG