Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jowhar oo laga billaabay mashruuc beero Greenhouse ah


Si looga badbaado abaaraha iyo fatahaadaha soo noqnoqda ee ku dhufta guud ahaan Soomaaliya gaar ahaanna HirShabeelle, loona kordhiyo wax soo-saarka dhinaca beeraha ayaa wasaaradda beeraha maamulkaasi waxa ay duleedka magaalada Jowhar ka hirgalisay guri ama Greenhouse loogu tala galay in si casri ah loogu beero khudaarta.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa innoo haya Xuseen Xasan Dhaqane.

Jowhar oo laga billaabay mashruuc beero Greenhouse ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:59 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG