Kismaayo —
Barnaamijka Falanqeynta Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay isbeddelkii xildhibaanada ay ku sameeyeen dastuurka Jubaland, kaasi oo u ogolaanaya in madaxweynaha uu xilka u tartamo wax ka badan laba muddo xileed, sidoo kalena muddada xilka madaxweynaha looga dhigay shan sano.
Waxaa soo jeedinaya Aadan Maxamed Salaad oo ku sugan Kismaayo.
Madal