Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa lagu fasiri karaa safarada badan ee madaxweyne Xasan ee Eritrea?


Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho dib ugu noqday ka dib booqasho laba maalmood ah oo uu ku tagay dalka Eritrea, oo ay ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya, gaar ahaan cutubyo ka tisan ciidanka cirka Soomaaliya oo ay Eritrea tababareyso.

Ma aha markii ugu horreysay ee uu Madaxweynaha booqasho ku tago Eritrea, marar badan ayuu ku noqnoqday. Hadaba, Maxaa lagu fasiri karaa safarrada badan ee madaxweynaha Soomaaliya uu ku tegay ee Eritrea? Arrintan waxaa warbixintan ka soo diray wariyaha VOA-da ee Muqdishu Cabdicasiis Barrow.

Maxaa lagu fasiri karaa safarada badan ee madaxweyne Xasan ee Eritrea?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:21 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG