Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dunida oo wajaheysa halis cunto yari


Isbeddelka cimilada iyo tirada sii kordheysa ee dadka dunida ku nool ayaa laga yaabaa inay khatar ku noqoto sugnaanta cuntada adduunka.

Khubarada ayaa sheegaya in wax-soo-saarka dalagga beeraha uu hoos u dhici karo 30 boqolkiiba, halka dadka adduunka ku noolna ay kor u dhaafi karaan in ka badan 10 bilyan.

Haddaba Qaramada Midoobay ayaa shalay u dabaal dagtay maalinta caalamig ah ee sanadlaha ah ee ku baraarugga tirada iyo arrimaha dadweynaha adduunka.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Nairobi nooga soo diray Maxamed Yuusuf, Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo jeedinaya.

Dunida oo wajaheysa halis cunto yari
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG