Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubaland oo xukun dil ku fulisay shin nin oo lagu helay falal argagixiso


Maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta xukun dil ah ku fuliyey shan nin oo horey loogu helay inay gaysteen falal argagixiso oo ay u ku jiraan dilal loo gaystay shacab ay ku jiraan culimo.

Warkan waxaa Kismaayo kasoo diray Aadan Maxamed Salaad.

Jubaland oo xukun dil ku fulisay shin nin oo lagu helay falal argagixiso
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:59 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG