Washington —
Su’aalo cusub ayaa soo baxay Arbacadii kuwaas oo ku saabsan heerka uu gaarsiisan yahay amniga agagaarka dhismaha ku yaalla degmada Butler ee gobolka Pennsylvania halkaas oo nin dhallinyaro ah oo fuulay saqafka kore ee dhismahaasi oo bakhaarka ahaa uu rasaas ku furay madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo ku sigtay in la dilo intii uu socday isu soo bax siyaasadeed oo aaggaasi uu ku qabtay.
Warbixin ay VOA arrimahaasi ka qortay waxaa noo soo koobaya Cabdulqaadir Samakaab.
Madal