Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda Cadaaladda Soomaaliya


Faysal Aden, Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya
Faysal Aden, Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu ku saabsan yahay shirka cadaaladda Soomaaliya ee dhowaan lagu soo gaba-gabeeyey iyo xaaladda cadaaladda Soomaaliya, waxaana marti ku ah xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda cadaaladda Soomaaliya Faysal Aadan Xasan.

Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Wicitaanka Dhageystaha: Xaaladda Cadaaladda Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:22:15 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG