Washington —
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ugu danbeyntii shalay ku dhawaaqay in uu isaga haray tartanka doorashada madaxtinimada Mareykanka, kaddib maalmo uu cadaadis kala kulmayay xubnaha xisbigiisa.
Haddaba maxay ku qoonsadeen xisbgiisa oo uu Biden uga haray tartanka doorashada madaxtinimada, musharraxa uu taageeray oo ah madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Kamala Harris fursaddeedu intee ayay la egtahay, sideeyse u arkaan xubnaha xisbiga dimqoraadiga?
Su'aalahaasi iyo kuwo kale ayuu Nur Hassan Nur uu weydiiyay Maxamuud Xasan Musharraf oo bartay siyaasadda Mareykanka, kuna nool magaalada Denver ee gobolka Colorado.
Madal