Washington —
Inkasta oo uu madaxweyne Joe Biden yahay madaxweynihii ugu horeeyay ee iyadoo muddo koobani ka hadhsan tahay doorashada, tartanka iska hadha, isaga oo waliba xilka haya, isla markaana ku gudo jira ololihii uu isku diyaariyay inuu mudo xileed labaad u tartamo aqalka cad. Balse ma aha madaxweynihii horeeyay ee culaysyo kaga yimi xisbigiisa iyo taageerashaasiisa darteed uga hadha inuu mar labada isasoo sharaxo.
Sahra Ciidle Nuur, ayaa warbixintan arrimahaasi ku saabsan inoo diyaarisay.
Madal