Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaxootiga Dhadhaab oo ka hadlay ka harista Biden ee tartanka


Qaar ka mid ah qaxootiga Soomaalida ee ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, ayaa fikradahooda ka dhiibtay ka haristi uu madaxweyne Joe Biden ka haray, musharaxnimada tartanka doorashada Mareykanka ee xisbiga Dimoqraadiga.

Warbixintan waxaa Dhadhab kasoo diray Cabdisalam Axmed Salas.

Qaxootiga Dhadhaab oo ka hadlay ka harista Biden ee tartanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG