Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Deni oo bogaadiyay habki ay u dhacday doorashada deegaanka


Deni
Deni

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani oo ka hadlay doorashadi golayaasha deegaanka ee shalay ka dhacday saddex degmo oo ka mid ah Puntland, ayaa bogaadiyay habka doroashada, sheegayna in sinabad ah ay ku soo dhamaadeen.

Wuxuu ku ammaanay shacabka biseylka ay muujiyeen. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa innoo haya Cabdulqadir Maxamed Mursal “Samakab”.

Deni oo bogaadiyay habki ay u dhacday doorashada deegaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:32 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG