Jigjiga —
Waxaa magaalada Jigjiga Arbacadi shalay ka furmay kal-fadhiga todobaad ee golaha lixaad ee Baarlamaanka Deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Warbixintan waxaa Jigjiga kasoo diray, Maxamed Cabdiraxman Gaataa.
Madal