Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Joe Biden oo shacabka Mareykanka u jeediyay khudbad taariikhi ah


Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa xalay marki ugu horreysay shacabka Mareykanka khudbad u jeediyay, tan iyo marki uu ku dhawaaqay in uu soo gaba gabeeyay ololihiisii doorashada madaxtinimada Mareykanka, Axaddii hore.

Biden oo khudbaddiisa si toos ah looga daawaday telefishannada Mareykanka xalay fiidkii, ayaa sheegay in uu isaga haray tartanka doorashada bisha November, sababtuna ay tahay welwelka uu ka qabo mustaqbalka dalka.

Warbixin diyaariyay Nur Hassan Nur, waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

KHUDBADDA BIDEN.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:15 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG