Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorka haweenka iyo dhallinyarada ee doorashadii Puntland


Doorashada Puntland
Doorashada Puntland

Doorashooyinkii golayaasha degaanka ee Puntland ka hirgalay waxaa ka dhex muuqaday dhallinyarada iyo haweenka oo aan door muuqada xilliyadii hore ku lahayn ka mid noqoshada siyaasadda.

Nashaad Maxamuud Ismaaciil, oo ka mid ah golaha dhexe iyo guddiga fulinta Xisbiga Kaah, ayaa weriyaheena Faaduma Yaasiin Jaamac uga warrantay dooraka ay ku leyihiin haweenka iyo dhallinyarada Doorashooyinkii Degmooyinka Punland ka dhacay ee Toddobaadkaan gudihiisa lasoo gababeeyey saddexdii degmo ee ugu danbeeyey.

Doorka haweenka iyo dhallinyarada ee doorashadii Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:02 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG