Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciyaaraha Olimbikada Adduunka ee 2024-ka oo ka furmay Paris


The Eiffel Tower is illuminated with wings in the foreground after the opening ceremony of the Paris 2024 Olympic Games, July 26, 2024.
The Eiffel Tower is illuminated with wings in the foreground after the opening ceremony of the Paris 2024 Olympic Games, July 26, 2024.

Jimcihi shalay, waxaa si rasmi ah magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska uga furmay, ciyaaraha Olimbikada Adduunka ee sannadkan 2024-ka.

Ciyaarahan oo afarti sanabada mar la qabto, ayaa xafladdii furitaanka waxaa hadheeyey roobab ka da’ay magaalada iyo weliba weeraro xidhiidh ah oo lala beegsaday khadadka tareenada ee magaalada Paris.

Wararkii ugu dambeeyey ee wakaaladaha wararku ka qoreen arrintan waxaa innoo haya, Ismaaciil Xuseen Farjar.

Olymbikada.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:09 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG