Shirkadda gawaarida sameysa ee Shiinaha ee BYD ayaa ku dhawaaqday in warshad balaayiin dollar ku kacaysa ay ka dhisi doonto dalka Turkiga, taas oo ka dhigan isbadal weyn oo ku yimid xiriirka labada dal.
Tallaabadan ayaa timid ka dib sanado badan oo ay xiisad adagi ka taagneyd taageerada Ankara ay siiso dadka laga tirada badan yahay ee Uyghurs ee Shiinaha.
Warbixin uu Istanbul ka soo diray weriyaha VOA Dorian Jones waxaa innoosoo koobaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Madal