Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu gebagebeeyey shirweynihii 2aad ee culimada Soomaaliyeed halkaasi uga socday kaasoo laga soo saaray warmurtiyeed ka qooban qodobbo badan oo ay kamid yihiin ilaalinta midnimada dalka, ka hortagga fakarka xagjirnimada iyo faragalinta shisheeye.
Raisalwasaaraha Soomaaliya oo ka qeybgalay maalinta u dambeysa ee shirka ayaa culumada u sheegay in Alshabaab ay tahay halista ugu weyn ee Soomaaliya ay wajahayso
Qaar kamid ah culumadii ka qeybgashay shirka ayaa rajo ka muujiyay hadii sax loo fuliyo qodobbadii kasoo baxay inay wax ka baddali marxaladda uu dalka kujiro.
Cabdulqaadir Maxamed Samakaab ayaa warbintaan nooga diyaariyay.
Madal