Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikhda doodihii madaxtinimo ee Mareykanka ee saameynta yeeshay


Bandhigii aan wanaagsaneyn ee madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ee bishii June, markii uu doodda la galay Donald Trump ayaa horseeday inuu tartanka madaxtinimo ka haro.

Kamala Harris ayaa kadib noqoto qof xisbiga Dimoqraadiga ka sharaxan waa la tartamaya Donald Trump.

Haddaba warbixintan waxaan ku eegaynaa qaar ka tirsan doodihii madaxtinimo ee taariikhda Maraykanka soo maray, kuwaas oo beddelay jihadii uu ololaha doorashadu ku socday.

Maxamed Cabdi Sandhere ayaa soo jeedinaya.

Taariikhda doodihii madaxtinimo ee Mareykanka ee saameynta yeeshay
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:08 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG