Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard Riley


Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard Riley
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard Riley

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Richard Riley oo wareysi gaar ah siiyay laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa iftiimiyay dadaallada diblomaasiyadeed ee Mareykanku ka wado Geeska Afrika iyo caqabadaha amni ee ka jira Soomaaliya oo ay ka mid yihiin dadaallada Mareykanka uu ku doonayo in xal nabadeed looga gaaro khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.

Safiirka ayaa sheegay in aan la aqbali karin khilaafkan Soomaaliya iyo Ethiopia oo isu bedella gacan ka hadal hubeysan.

Wareysigaasi oo dheeraa, waxaa Muqdisho kusoo qaaday Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, waxaana warbixintan inooga diyaariyay Maxamed Colaad Xassan.

Wareysi: Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard Riley
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:29 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG