Dalalka Khaliijka sida Imaaraadka Carabta, Sacuudiga iyo Qatar ayaa saameyn xooggan ku leh wakhtingan siyaasadda dalal badan oo ku yaala Barriga AFrica. Saameynta dalalka Carbeed ee Bariga Afrika oo badi u badan mid siyaasadeed ayaa soo kordheysey 20-kii sanee ugu dambeeyay.
Saameynta Khaliijka ee arrimaha siyaasadda iyo militariga waxaa ay imaanaysaa xilli sidoo kale qaarada Afrika uu Shiinuhu danaynayo.
Haddaba, maxay tahay u jeeddada fog ee ka dambeysa saameynta dalalka Khaliijka ee qaaradda Afrika? Sahra Cabdi Axmed ayaa ka wareystey arrimahan Cabdiqafaar Cabdi Wardheere oo bartey xariirka Caalamiga ah kana faallooda arrimaha siyaasadda.
Madal