Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tartanka Champions League ee Yurub oo xalay furmay


Waxaa xalay furmay tartanka xiisaha leh ee dhinaca kubadda cagta ee kooxaha horyaallada Yurub ee loo yaqaanno Uefa Champions League.

Tartanka ayaa xilli ciyaareedkaan 2024-2025-ka ka duwan sidi hore. Waxaa ka qeybgalaya 36 koox, iyada oo wareeggiisa koowaad ay kooxaha qaab dhibco tirsi ah sida horyaallada caadiga ah oo kale ay ugu tartami doonaan.

Waxaa innoo haya Nuur Xasan Nuur iyo Maxamuud Mascadde.

Warka Ciyaaraha.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:16 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG