Haweenka Gobollada Bari iyo Karkaar ayaa sheegay in ay wadaan dadaal ku aaddan xal u helidda khilaafka ka dhex jira maamulka Puntland iyo ciidanka PSF-ta.
Hadaba wariyaha VOA-da, Yusuf Maxamuud Yusuf ayaa arrintan ka wareeystay, Saynab Ugaas Yaasiin oo hogaaminaysay haweenkaas.
Madal