Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Doorashooyinka Somaliland iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba


Guddiga doorashada Somaliland
Guddiga doorashada Somaliland

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay; doorashooyinka Somaliland iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba, iyo caqabadaha ugu waa weyn ee ay haysta.

Waxaa soo jeedinaya Khadar Maxamed Cakulle.

Faaqidaadda: Doorashooyinka Somaliland iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba
please wait

No media source currently available

0:00 0:35:18 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG