Muuqaal naadir ah oo ka soo muuqday qolka xogta lagu kala qaato ee Aqalka Cad, ayaa Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden waxaa uu Jimcihii ku sheegay in Israa’iil aysan weli go’aansan sida ay uga jawaabeyso weerarkii sawaariikhda ahaa ee ay qaadday Tehraan, wuxuuna ku boorriyey Israa'iil in aysan beegsan bartilmaameedyada saliidda Iiraan.
Madaxa Xafiiska Aqalka Cad ee VOA-da Patsy Widakuswara ayaa inoo diyaarisay warbixin ku aadan xiisaddii ugu dambeysay ee Bariga Dhexe. Maxamed Colaad Xassan ayaa soo jeedinaya.
Madal