Minneapolis —
Saddex toddobaad ayaa ka haray doorashada madaxtinimada Mareykanka ee sannadkan 2024-ka.
Doorashadan oo ay ku tartami doonaan labada murashax ee kala ah, madaxweyne ku-xigeenka xilligan ee Mareykanka Kamala Harris oo Dimoqraadi ah iyo madaxweynihi hore Donald Trump oo Jamhuuri ah.
Haddaba, xaggee la kala marayaan ilaa iyo hadda? Nuur Xassan Nuur ayaa wararkii ugu dambeeyay ee ololaha doorashadan waxaan ka wareysanay, Faysal Deri oo ka faallooda arrimaha siyaasadda Mareykanka, oo ku sugan gobolka Minnesota.
Madal