Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Toronto oo lacag ku taageereysa ururada dadka madow


Toronto
Toronto

Maamulka magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa ku dhawaad 2 milyan oo dollar u qoondeeyay ururrada ay maamulaan dadka madowga ah, oo kuwa Soomaalida ay ku jiraan, si ay u hormariyaan adeegyada ay u hayaan bulshadooda.

Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay Maxamed Xasan Jabane oo ka tirsan guddi sare oo loo doortay inay maamulaan lacagta oo dhan 1.8 milyan oo dollar, ugu horreyna waxa uu waydiiyay lacagtaasi iyo waxa lagu qabanayo.

Dowladda Toronto oo lacag ku taageereysa ururada dadka madow
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:50 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG