Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhallinyarada Tahriibka ku timid Mareykanka oo walaac cusub la soo dersay


Magaalooyin dhowr ah oo ku yaalla dalkan Mareykanka waxaa si weyn u soo galayay bilihii ugu dambeeyay ee sanadkii hore iyo sanadkanba dhallinyaro soo galooti ah oo ka imaanayay qaaradaha Asia iyo Africa.

Soomaalida ayaa ka mid ah dhalinyaradaasi oo walwal ka qaba natiijada doorashada in ay saameyn ku yeelato fursadahooda in ay sharciyo ka helaan dalkan Mareyknaka.

Cabdirisaaq Maxamed Inshaar oo ah wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Seattle ee gobolka Washington Satet ayaa u sheegay VOA in muddo sanad iyo bar ah uusan helin oggolaanshiyaha codsigiisa magangalyo doonka. Waxa uu warramay Sahra Cabdi Axmed.

Cabdirisaaq Maxamed Inshaar
Cabdirisaaq Maxamed Inshaar
Dhallinyarada soo galootiga ah iyo doorashada Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:48 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG