Isku xirrada

War Deg-Deg ah

VOA Somali oo kulan dadweyne ku qabatay Minneapolis


VOA oo kulan dadweyne ku qabatay Minneapolis
VOA oo kulan dadweyne ku qabatay Minneapolis

Laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa xalay magaaldada Minneaplis ee gobolka Minnesota ku qabtay, kulan dadweyne oo looga hadlayay doorashada Mareykanka ee dhaceysa Shanta bisha November.

Kulanka, oo ay ka soo qayb galeen dadweyne gaarayay ku dhowaad 200 oo qof, ayaa looga dooday murashaxa u qalma in la siiyo codadka Soomaalida Mareykanka sannadkan iyo waxyaabaha ahmiyadda u leh Soomaalida ee ay ku kala xulanayaan musharrixiinta u taagan xilka madaxweynaha ee Donald Trump iyo Kamala Harris.

Haddaba Nur Xasan Nur ayaa khadka talefoonka ee magaalada Minneaplis kula xiriiray, Caasha Ibrahim Aden isla markaana ka wareystay sida uu u dhacay kulankaasi dadweyne.

Warbixinta Kulanka Dadweyne.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:40 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG