Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xaaladda Soomaalida ku nool Seattle, Washington


Ibrahim Dandurey oo wareysanaya Marwo Sahra Bana
Ibrahim Dandurey oo wareysanaya Marwo Sahra Bana

Magaalada Seattle ee Washington ee dalkan Mareykanka, oo ah magaalo ay ku wareegsan yihiin biyo, buuro iyo dhul keeymo ah oo cagaaran ayaa waxaa ku nool Soomaali badan oo halkaasi ku haysta ka shaqooyin kala duwan.

Haddaba, wariyaha VOA-da, Ibrahim Hassan Garabeey Daandurey oo dhawaan safar gaaban ku tegay halkaasi, ayaa wareeysi la yeeshay gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Seattle, Sahra Bashir Farah oo ku magac dheer “Sahra Baana.”

Waxuu ugu horeyn weeydiiyay goortii la aasaasay Jaaliyadda.

Dhageyso Wareysiga.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:02:42 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG