Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Heerka Kansarka Naasaha ee Soomaaliya?


Dhaqtar eegaya sawirro uu qaaday qalabka lagu baaro Kansarka
Dhaqtar eegaya sawirro uu qaaday qalabka lagu baaro Kansarka

WASHINGTON—Bishaan October, waxay meelo badan oo dunida ah ugu asteysan tahay Bisha Wacyigelinta Kansarka Naasaha.

Khubarrada iyo saraakiisha caafimaadka ayaa sameeya olole caafimaad oo ay dadka uga wacyigelinayaan halista cudurkan uu u keeni karo dumarka.

Haddaba, xaaladda cudurka kansarka naasaha ee Soomaaliya iyo sida dumarka iyo gabdhaha yaryarba looga wacyi-geli karo ayuu Nur Hassan Nur ka wareystay, Dr. Cawali Cabdullahi oo ah Xoghayaha Ururka Dhaqaatiirta Qalliinka Soomaaliyeed, kana howlgala Isbitaalka Dr. Sumait ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Wareysiga.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:47 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG