Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynaha Puntland oo eedo horleh u jeediyay dowladda federaalka


Deni
Deni

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa dowladda federaalka ku eedeyay in aysan ku taagneyn sida uu hadalka u dhigay sharciga iyo dastuurka dalka u degsan.

Deni ayaa hadalkan ka jeediyay furitaanka kal-fadhiga Baarlamanka Puntland. Faahfaahinta waxaa Garoowe ka soo diray wariyaha VOA, Nuux Muuse Birjeeb.

Madaxweynaha Puntland oo eedeeyey dowladda federaalka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:15 0:00

Dhageystayaal waxaa innaga xusuusin ah in aan isku-daynay in aan helno qaar ka mid ah mas'uuliyiinta dowladda Federaalka Soomaaliya si ay uga jawaabaan eedeynta Puntland, balse nooma suurtagelin in aan helno. Marka ugu horreysa oo ay arrintan ka hadlaanna waanu idiin soo gudbin doonnaa.

Madal

XS
SM
MD
LG