Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo eriday diblamaasi Itoobiyaan ah


Cali Maxamed Aden, diblamaasiga laga eryay Soomaaliya
Cali Maxamed Aden, diblamaasiga laga eryay Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya, ayaa Talaadadii shalay dalka ka eriday diblamaasi Itoobiyaan ah oo ka howlgalayay safaaradda Itoobiya ee magaalada Muqdisho.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa ku eedeysay Cali Maxamed Aden, inuu faraha kula jiray “falal aanan waafaqsaneyn dowrkiisa diblamaasinimo”.

Cali Maxamed Adan oo ahaa ku xigeenka qunsulka Safaaradda Itoobiya ee Muqdisho, ayaa lagu amray in uu dalka uga baxo muddo 72 saacadood gudahood.

Sahra Cabdi Axmed ayaa arrintan ka wareystay, Cabdigafar Wardhere oo ka faallooda arrimaha caalamiga ah, kuna nool gobolka Virginia ee dalkan Mareykanka.

Soomaaliya oo eriday diblamaasi Itoobiyaan ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:14 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG