Toronto —
Dowladda gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa ku dhawaaqday in ay dhaqaale ku taageeri doonto qoysaska, maddaama maciishaddu ay noqotay mid qaali ah.
Gobolka Ontario oo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan ee Canada, wuxuu kamid yahay gobollada ugu nolosha qaalisan dalkaasi.
Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbxintan kasoo direy dalka Canada.
Madal