Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyay codsi uu u gudbiyay Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud


Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixyay codsi kaga yimid madaxweyne Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo ahaa in muddo bil ah ay sii shaqeeyaan, si ay dowladda ugala shaqeeyaan howlo uu sheegay in ay muhiim u yihiin dalka.

Xildhibaannada ayaa fasax geli lahaa 6 bishan November.

Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay kulanka labada aqal ee BFS
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG