In cadaalad laga gaaro dilalka qorsheysan ee saxafiyiinta loo geysto waa howl adag, haba ugu darnaatee goobaha colaadaha iyo kiisaska dhaca xilliyada dagaalka. Maatana waxa ay ku beegan tahay 2-da bisha November oo ah Maalinta Caalamiga ah ee ay Qaramada Midoobay u aqqoonsatay maalinta joojinta isla-xisaabtan la'aanta dambiyada ka dhanka ah suxufiyiinta. Meelaha maalintan laga xusay waxaa ka mid ah magaalada Muqdisho. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo diyariyay Maxamed Colaad Xassan.
|
Maanlinta Caalamiga ah ee Isla-xisaabtan la'aanta Danbiya ka dhanka ah Wariyeyaasha
- Mohamed Olad
Madal