Bulshada Caalamka ayaa ka digaysa in ilaa laba million oo caruur ah iyo hal million ah haween uur leh, ama hooyooyin naaska nuujinaya oo ku sugan Koonfurta Sudan ay waajahayaan xaalado bani'aadannimo oo halis ah.
Xaaladahaasi ayaa ka mid ah nafaqado darro, helitaanka biyaha nadiita ah oo kooban, fayodhawrka oo hooseeya iyo faafintaanka cudurada oo sii socda ayaa sidoo kale xiisada sii kordhinaya.
Warbixin arintan ku saabsan oo Shiela Ponnie ay ka soo dirtay magaalada Juba ee Koonfur Sudan, waxa inoo soo jeedinaya Abdi hakin Shirwac.
Madal