Xukuumadda Ruushka ayaa sugaysa caleema saarka Donald Trump iyada oo ay sii kordhayaan xiisadaha xagga milatari ee kala dhaxeeya Ukraine iyo quwadaha reer galbeedka, ka dib markii Aqalka Kremlin-ka uu gantaal cusub oo xambaari kara Madaxyada hubka Nukliyeerka uu u adeegsaday Ukraine.
Ricardo Marquina ayaa warbixintan diyaariyay, waxaana nala socodsiinaysa Caasha Ibraahim Aadan.
Madal