Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shariif oo sharci darro ku eedeeyey baarlamanka


Shariif Sheekh Ahmed
Shariif Sheekh Ahmed

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa Sabtidi shalay su’aal galiyay sharci ahaanshaha kulamada wadajirka ah ee labada qal ee Barlamaanka Soomaaliya ee ay ku ansixinayaan sharciyada doorashada.

Shariif ayaa sharciyada ay ilaa hadda ansixiyeen baarlamaanka ku sheegay kuwo aanan heshiis lagu aheyn. Warbixintan waxaa ku eegaya wariyaha VOA-da, Cabdulqadir Samakab.

Shariif oo sharci darro ku eedeeyey baarlamanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:25 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG