Isku xirrada

War Deg-Deg ah

150 ka mid ah naafada Jabuuti oo la shaqaaleysiiyay


xaafad ka mid ah Jabuti
xaafad ka mid ah Jabuti

Dowladda Jabuuti ayaa shaqooyin ku meeleysay tobnaan ka mid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah, gaar ahaan kuwa naafada ah.

Warbixintan waxaa Jabuti kasoo diray, Ramadan Musa.

150 ka mid ah naafada Jabuuti oo la shaqaaleysiiyay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:32 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG