Dimishiq —
Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka iyo Suuriya ayaa Axaddii shalay mar kale duqeeyay magaalada Idlib ee waqooyiga Suuriya, halkaas oo ah fariisinka ugu weyn ee kooxaha mucaaridka Dowladda Suuriya.
Warbixinno ay wakaaladaha wararka ee Reuters iyo AP arrintan ka qoreen ayaa waxaa noo soo koobaya, Cabdulqadir Samakab.
Madal