Washington —
Luigi Mangione oo ah nin lagaga shakiyey inuu dilay Brian Thomson oo ahaa nin madax ka ahaa shirkadda United Healthcare oo ah shirkad ceymis caafimaad ayaa shalay lagu qabtay goboblka Pennsylvania ee dalka Mareykanka.
Ninka ayaa muddaba la baadi goobayey tan iyo markii uu dilka ka fuliyey bartamaha magaalada Manhattan, Arbacadii hore.
Haddaba sidii loo qabtay iyo dacwadaha horyaalla ayaan Maxamed Cabdi Sandheere uu ka wareystay Cabdiraxmaan Mukhtaar oo ah aasaasaha hay’adda Daryeel oo ka shaqeysa arrimaha dhallinyarada ee Gobolka Minnesota.
Madal