Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka: Doodda Sharciga Difaaca Caruurta ee Internetka


Dhimaha Aqalka Kongareeska MAreykanka
Dhimaha Aqalka Kongareeska MAreykanka

Dadaal sharci laba geesood ah oo carruurta looga ilaalinayo waxyeelada ay kala kulmi karaan baraha bulshada ayaa waqtigu ka sii dhamaanayaa marka la eego kalfadhiga Congress-ka Mareykanka.

Haddii la ansixiyo, Xeerkan haddii la ansixiyo wuxuu gacan ka geysan doonaa badbaadada dhinaca internetka ee Caruurta iyo ilaalinta xogahooda gaarka ah. Laakiin dadka u dooda xoriyatul qawlka iyo qaar ka mid ah jamhuuriyiinta ayaa ka walaacsan in sharcigan uu horseedi karo faafreeb.

Weriyaha VOA-da ee Congress-ka Katherine Gypson ayaa warbixintan inoo hesa. Maxamed Colaad Xassan ayaana inoo soo jeedinaya.

Kongresska Mareykanka oo ka Doodadaya Sharci Caruurta ka Ilaalinaya Waxyeelada Internetka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:40 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG