Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ahmiyadda Booqashada Macron ee Djibouti


Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa booqasho ku tagay Jabuuti oo xarun u ah saldhigga militariga ee ugu weyn saldhigyada uu caalamka ku leeyahay.

Booqashada Madaxweynaha Faransiiska ee Jabuuti ayaa ku soo beegmaysa iyadoo ay Jabuuti noqonayso saldhiggii ugu dambeeyey ee uu Faransiisku ku leeyahay qaaradda Afrika, ka dib markii ay ismaandhaafeen dalalka ku yaalla galbeedka Afrika, sida Chad, Senegal iyo Mali.

Haddaba ahmiyadda booqashadan iyo kaalinta ay Jabuuti ka ciyaarto siyaasadda gobolka waxa uu Xuseen Barre ka waraystay Jaamac Faarax oo ka faallooda arrimaha siyaasadda kuna sugan dalka Jabuuti.

Falanqeyn: Booqashada Macron ee Djibouti
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:51 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG