Muqdisho — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, Danjire Ilyaas Cali Xassan, waxaana uu ka hadlayaa heshiisyo dhowr oo ay Muqdisho ku kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Tanzania. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Madal